Saturday, September 19, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Qoysas barakacayaal ah oo lagu wareejiyay guryo loo dhisay

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
3 years ago
in Wararka
0
Qoysas barakacayaal ah oo lagu wareejiyay guryo loo dhisay
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Hay’adda Qaxootiga iyo Barakacayaasha Galmudug ayaa maanta ku wareejiday warqaddaha lahaanshaha dhulka Boqol qoys oo dib udajin loogu sameeyay Gaalkacyo

Boqol qoys oo ah qeybtii u horeysay ee barnaamijka xalka waara ee dib udajinta barakacayaasha ayaa maanta lagu wareejiyay dukumiintiyada lahaanshaha milkiyadeed ee boqolka guri oo ay maalgalisay Hay”adda UNHCR

Related posts

Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda oo ka Guddoomay Nuqul ka mid ah Warqadaha Aqoonsiga Safiirka Midowga Yurub Ee Soomaaliya

Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda oo ka Guddoomay Nuqul ka mid ah Warqadaha Aqoonsiga Safiirka Midowga Yurub Ee Soomaaliya

September 19, 2026
Madaxweyne Xasan Sheekh oo furay shirka Maalgelinta Horumarinta Soomaaliya

Madaxweyne Xasan Sheekh oo furay shirka Maalgelinta Horumarinta Soomaaliya

September 19, 2026

Hay’adda Barakacayaasha iyo qaxootiga Galmudug oo ay wehliyeen Wasiiru-dowlaha Wasaarada Arimaha Gudaha Galmudug Cumar Maxamed Diiriye Gudoomiyaha Gobalka Mudug Cabdinaasir Cabdulqaadir Cabdille, Maayar ku xigeenka Dagmada Gaalkacyo Maxamed Cabdi Cilmi ayaa maanta si rasmi ah ugu wareejisay warqadaha lahaanshaha dhulka iyo guryaha la siiyay barakacayaasha.

Maayar ku xigeenka dagmada Gaalkacyo Maxamed Cabdi Cilmi ayaa sheegay in boqolka qoys ee la dajiyay kana faa’iideeystay barnaamijka xalka waara ee barakacayaasha Galmudug ay yihiin qoysaskii ugu liiitay kumanaan kun oo barakacayaal ah oo ku nool Gaalkacyo isagoo uga Mahad celiyay Hay’adda UNHCR iyo Wasaaradda Arimaha Gudaha Galmudug

Cabdulqaadir Maxamed Sabriye madaxa Hay”adda Qaxootiga iyo Barakacayaasha Galmudug ayaa isna sheegay in baahida barakacayaasha Gaalkacyo aysan dabooli karin boqol guri maadaama ay jiraan qoysas badan oo iyagana u baahan hooy iyo meel ay ku noolaadaan ayna ka codsanayaan Hay”addaha Caalamiga ah in ka badan kuwa haatan dib u dajinta loo sameeyay in ay ka caawiyaan

Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Arimaha Gudaha Galmudug Cumar Maxamed Diiriye oo la hadlay qoysaskii maanta lagu wareejiyay warqadaha lahaanshaha dhulka iyo guryaha ayaa kula dardaarmay in ay ugu dhaqmaan sida loogu talagalay, waxaana sidoo kale uu sheegay in aan la iibsan karin lana kireysan karin

Previous Post

Madaxweynaha JFS oo tababar usoo xiray Cutubyo ka mid noqonaya Guutada sida gaarka ah u tababaran ee Gorgor

Next Post

Ra’iisul Wasaaraha XFS oo ka tacsiyadeeyay geerida Marxuum Bashiir Kacaan

Next Post
Ra’iisul Wasaaraha XFS oo ka tacsiyadeeyay geerida Marxuum Bashiir Kacaan

Ra’iisul Wasaaraha XFS oo ka tacsiyadeeyay geerida Marxuum Bashiir Kacaan

Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda oo ka Guddoomay Nuqul ka mid ah Warqadaha Aqoonsiga Safiirka Midowga Yurub Ee Soomaaliya

Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda oo ka Guddoomay Nuqul ka mid ah Warqadaha Aqoonsiga Safiirka Midowga Yurub Ee Soomaaliya

September 19, 2026
0

Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah, Mudane Xasan Maxamed Cali (Nadaara), ayaa maanta ka guddoomay nuqul ka...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo furay shirka Maalgelinta Horumarinta Soomaaliya

Madaxweyne Xasan Sheekh oo furay shirka Maalgelinta Horumarinta Soomaaliya

September 19, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa daah-furay Shirka Maalgelinta Horumarinta Soomaaliya oo lagu qabtay magaalada Muqdisho, kaasi...

Wasiir Ku-xigeenka Arrimaha Dibadda oo waraaqaha aqoonsiga ka guddoomay Safiirka Midowga Yurub Ee Soomaaliya

Wasiir Ku-xigeenka Arrimaha Dibadda oo waraaqaha aqoonsiga ka guddoomay Safiirka Midowga Yurub Ee Soomaaliya

September 19, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah, Mudane Xasan Maxamed Cali (Nadaara), ayaa maanta ka guddoomay nuqul...

Munaasabad lagu xusayo Maalinta Caalamiga ah ee Aqoonsiga oo lagu qabtay Muqdisho

Munaasabad lagu xusayo Maalinta Caalamiga ah ee Aqoonsiga oo lagu qabtay Muqdisho

September 19, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Waxaa maanta magaalada Muqdisho ka furmay shir ay soo qabanqaabisay Hay’adda Aqoonsiga iyo Diiwaangelinta Qaranka (NIRA), kaas oo lagu...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In