Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka oo London kaga qeyb-galay Shirweynaha cunno yarida
Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa magaalada London kaga qeyb galay shirweynaha cunno yarida oo looga hadlayay sidii loo sugi lahaa cuntada adduunka. Shirkan oo...
Read more











