Wasiirka Isgaarsiinta XFS oo dhagax-dhigay dhismaha Xarunta Xogta Qaranka
Wasiirka Isgaarsiinta iyo Teknoolojiyadda, Mudane Jaamac Xasan Khaliif, ayaa maanta si rasmi ah u dhagax-dhigay dhismaha Xarunta Xogta Qaranka oo laga dhisayo magaalada Muqdisho. Dhismaha Xaruntan wuxuu xoojinayaa adeegyada Teknolojiyadeed...
Read more










