Golaha wasiirrada XFS oo mushaarkooda ku taageeray dagaalka lagu ciribtirayo Khawaarijta
Kulanka shirka golaha Wasiirrada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa mushaarkooda ku taageeray dagaalka lagu ciribtirayo Khawaarijta Al shabaab ee ka socda qabyo ka mid ah goboladda dalka Shirka golaha Wasiirrada...
Read more











