Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Joogtada ah ee Golaha
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka JFS Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) oo uu wehliyo Guddoomiye Ku-xigeenka labaad ee Golaha Shacabka Mudane Cabdullahi Cumar Abshirow, ayaa shir guddoomiyay kulanka 5-aad ee...
Read more











