Ciidamada difaaca shacabka oo gudaha u galay magaada Caad ee Koonfurta Mudug
Ciidamada difaaca Shacabka (Macawisley) ayaa gudaha u galay Magaalada Istaraatiijiga ah ee Caad oo dhacda Koofurta gobolka Mudug, kana mid ah goobihii ugu dambeeyey ee Khawaarijtu ka joogtay Koofurta Mudug....
Read more











