Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmay Guddiga Qaran ee la dagaallanka lacagta sharci darrada ah iyo Maalgelinta Argagixisada
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa la kulmay Guddiga Qaran ee La-dagaallanka Lacag-dhaqidda iyo Ka-hortagga Maalgelinta Argagaxisada (AML/CFT) oo uu ka dhageystay warbixin ku saabsan miro-dhalka qorshaha...
Read more











