Safiirka Soomaaliya ee dalka Kenya oo ka hadlay in la xoojiyo la dagaallanka fikirka xagjirka ah
Safiiirka Soomaaliya ee dalka Kenya Danjire Jabril Ibraahim Cabdulle ayaa soo xiray kulan diimeedka 6aad ee Ansaaru Sunna, isagoo ku booriyay Culimada in la xoojiyo la dagaallanka fikirka xagjirka ah....
Read more











