Wednesday, August 19, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Marwada 1aad ee Qaranka oo deeq raashin nafaqeysan guddoonsiisay Gabdhaha Agoonta ee Boondheere

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
3 years ago
in Wararka
0
Marwada 1aad ee Qaranka oo deeq raashin nafaqeysan guddoonsiisay Gabdhaha Agoonta ee Boondheere
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Marwada 1aad ee Qaranka Marwo Qamar Cali Cumar iyo Wasiiru-dowlaha Caafimaadka Dr. Maryan Maxamed Xuseen oo uu wehelinayay Mudane Cabdala Sucuud Kuxigeenka Maamulaha Xafiiska Markazka Bin Salmaan iyo Omar Ibrahim Lataliyaha Arimaha Carabta Xafiiska Ra’iisal Wasaaraha JFS ayaa maanta Booqasho ku tagay Dugsiga Xanaanada Gabdhaha Agoonta ah ee Boondheere.

Wafdiga oo ay hogaaminaysay Marwada 1aad ee Qaranka ayaa xarunta xannaanada guddoonsiisay deeq raashin nafaqeysan kaasoo loogu talagay quudinta hablaha Agoonta.

Related posts

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo Xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Sacuudiga ee Soomaaliya

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo Xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Sacuudiga ee Soomaaliya

August 19, 2026
๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐Š๐ฎ-๐—๐ข๐ ๐ž๐ž๐ง๐ค๐š ๐—๐‰๐…๐’ ๐จ๐จ ๐๐š๐š๐›๐ข๐ฅ๐š๐ฒ ๐ƒ๐š๐ง๐ฃ๐ข๐ซ๐š๐ก๐š ๐ฆ๐š๐ ๐š๐œ๐š๐š๐›๐š๐ง ๐ž๐ž ๐‡๐ข๐ง๐๐ข๐ฒ๐š

August 18, 2026

Dugsiga Xanaanada Gabdhaha Agoonta ah ee Boondheere ayaa waxaa hadda wax kabarta 1280 gabdhood oo agoon ah kuwaas wax ku barta xarunta xanaanada agoonta ee Dagmada Boondheere.

Marwada Madaxweynaha oo lahadashay maamulka xarunta agoonta ayaa Maamulka uga mahadcelisay barbaarinta iyo waxbarashada uu dugsigu u fidiyo hablaha agoonta ah. Iyadoo tiri “Dhammaantood waxay mudanyihiin fursad ay wax ku bartaan oo ay ku guulaysataan, waxaan rabaa inaad ogaataan in aan u heellannahay taageeridda waxbarashadooda si ay u helaan mustaqbal wanaagsan “.

Wasiiru-dowlaha wasaarada caafimaadka ayaa sidoo kale dhankeeda bogaadisay shaqada wacan ee uu Dugsiga u qabto hablaha Agoota ah iyadoo dhankeeda ballanqaaday inay ka taageeri doonaan dhanka caafimaadka iyo fursado wabarasho oo caafimaadka la xiriira.

Mudane Cabdala Sucuud Kuxigeenka Maamulaha Xafiiska Markazka Bin Salmaan oo ku hadlay magaca Hay’adda Bin Salmaan ayaa balaqaaday inay sii wadi doonaan taageetada xanaanada agoonta ee Dagmada Boondheere.

Previous Post

Guddiga Maalgashiga Golaha shacabka oo Su’aalo weydiiyay Madaxda Wasaaradda Qorsheynta

Next Post

Maxkamadda Gobalka Banaadir oo u fariisatay dhagaysiga dacwad la xariirto Musuq-maasuqย 

Next Post
Maxkamadda Gobalka Banaadir oo u fariisatay dhagaysiga dacwad la xariirto Musuq-maasuqย 

Maxkamadda Gobalka Banaadir oo u fariisatay dhagaysiga dacwad la xariirto Musuq-maasuqย 

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo Xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Sacuudiga ee Soomaaliya

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo Xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Sacuudiga ee Soomaaliya

August 19, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) ayaa xafiiskiisa kulan kula qaatay safiirka Boqortooyada...

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐Š๐ฎ-๐—๐ข๐ ๐ž๐ž๐ง๐ค๐š ๐—๐‰๐…๐’ ๐จ๐จ ๐๐š๐š๐›๐ข๐ฅ๐š๐ฒ ๐ƒ๐š๐ง๐ฃ๐ข๐ซ๐š๐ก๐š ๐ฆ๐š๐ ๐š๐œ๐š๐š๐›๐š๐ง ๐ž๐ž ๐‡๐ข๐ง๐๐ข๐ฒ๐š

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐Š๐ฎ-๐—๐ข๐ ๐ž๐ž๐ง๐ค๐š ๐—๐‰๐…๐’ ๐จ๐จ ๐๐š๐š๐›๐ข๐ฅ๐š๐ฒ ๐ƒ๐š๐ง๐ฃ๐ข๐ซ๐š๐ก๐š ๐ฆ๐š๐ ๐š๐œ๐š๐š๐›๐š๐ง ๐ž๐ž ๐‡๐ข๐ง๐๐ข๐ฒ๐š

August 18, 2026
0

Ra'iisul Wasaare Ku-Xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa qaabbilay Danjiraha cusub ee dalka Hindiya u soo magacowday...

Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

Soomaaliya oo daahfurtay Sharciga Cadaaladda Daโ€™yarta Soomaaliyeed

August 18, 2026
0

Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka ee Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa Muqdisho ku daahfurtay Sharciga Cadaaladda Daโ€™yarta Soomaaliyeed, oo ah Sharci...

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH โ€œFARRIINTA SAFARKEYGU WAXA AY AHAYD NABAD IYO MIDNIMOโ€

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH โ€œFARRIINTA SAFARKEYGU WAXA AY AHAYD NABAD IYO MIDNIMOโ€

August 18, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ka qayb galay munaasabad qado sharaf ah oo lagu maamuusay isaga...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In