Xuska 80 sano guurada ka soo wareegatay aas aaska Ciidanka booliska oo lagu qabtay Gaalkacyo
Munaasabadaan oo ay soo qaban qaabiyeen Taliska ciidanka booliiska Dagmada Gaalkacyo ee Galmudug ayaa waxaa ka qeyb galay Taliyaha Ciidanka Booliiska Gaalkacyo Dhamme Cali Xirsi Sahal Saraakiisha Qeybaha kala duwan...
Read more









