Federal Government of Somalia’s Weekly Briefing
1- The President of the Federal Republic of Somalia, Mr. Hassan Sheikh Mohamud, attended the funeral prayer for the late Khadija Mohamed Diriye, who was the Minister of Women and...
Read more1- The President of the Federal Republic of Somalia, Mr. Hassan Sheikh Mohamud, attended the funeral prayer for the late Khadija Mohamed Diriye, who was the Minister of Women and...
Read more1- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ka qeybgaley tukashada salaadda janaasada ee marxuum Khadiija Maxamed Diiriye oo ahayd Wasiirkii Haweenka iyo Xuquuqda Aadanaha. 2- Ra’iisul Wasaare...
Read moreHawlgal qorsheysan oo ay iska kaashadeen Ciidanka Qaranka Soomaaliya iyo Ciidamada Mareykanka ayaa lagu dilay horjooge Macalin Ayman Hawlgalkan oo dhacay 17-kii bishaan December, waxaa uu ka dhacay degmada Jilib...
Read moreGuddoomiyaha Hay'adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka Mudane Maxamuud Macallim Cabdulle ayaa maanta Magaalada Muqdisho waxa uu ka daahfuray Shirka Ansixinta qorshaha istiraatiijiyadda shanta sano ee soo socta ee hay'adda SoDMA 2024...
Read moreCiidamada Xoogga Dalka oo kaashaanaya kuwa dib u xoreeynta deegaanka ayaa maanta howlgal sifeyn ah ka fuliyay degmada Ceeldheer ee gobolka Galgaduud, kuwaas oo miinooyin looga saaray. Taliyaha Guutada 17-aad...
Read moreMadaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ay wehelinayaan Guddoonka Labada Aqal, Ra’iisul Wasaaraha XFS iyo mas’uuliyiin kale duwan ayaa Garoonka Diyaaradaha Aaddan Cabdulle Cismaan si wada jir...
Read moreRa’iisul Wasaaraha Xukuumadda JFS Mudane Xamsa Cabdi Barre iyo wafdi isugu jira Wasiirro, Xildhibaanno iyo masuulin kale oo ka kooban Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya iyo Jamhuuriyadda Jabuuti oo wada meydka Wasiiradii...
Read moreWaaxda Kormeerka iyo Qiimaynta Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqalaaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta magaalada Muqdisho ku qabatay shir lagu soo bandhigayay Nidaamka Isku-dhafan ee Kormeerka iyo Qiimaynta Qaranka....
Read moreHawlgal ay iska kaashadeen Ciidanka Qaranka Soomaaliya iyo Ciidamada Cirka ee Mareykanka ayaa lagu dilay 10 xubnood oo ka tirsan Khawaarijta Al Shabab. Hawlgalka ayaa xilli galab ah dhacay, waxaana...
Read moreMadaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Taliyaha guud ee ciidamada qalabka sida, Dr. Xasan Sheekh Maxamuud oo ka qayb galay munaasabadda sanad guurada 80-aad ee aasaaska Ciidanka Booliska Soomaaliyeed ayaa ku...
Read more
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho