Soomaaliya oo si rasmi ah xubin uga noqotay kooxda ciribtirka cudurka cagaarshowga ee QM
Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka bulshada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Dr. Cali Xaaji Aadan ayaa khudbad ka jeediyey shir duceed looga hadlayey dabar-goynta cudurka cagaarshowga iyo gaarista hiigsiga dhammaadka cudurkan...
Read more











