Maamulka Gaalkacyo oo kulan looga hadlayay arrimaha gagaarka la qaatay Madaxda Hay’ado Caalami ah
Duqa Degmada Gaalkacyo ee Galmudug Mudane Cabdiraxmaan Sheekh Xasan oo uu weheliyo xoghayaha Dowladda hoose Mudane Cabdiqani Axmed Maxamuud ayaa shir gudoomiyay kulan heerkiisu sareeyo oo u dhexeeyay Dowladda hoose ee...
Read more











