Ciidanka XDS oo gurmad u sameeyay dadka ku dhaqan magaalada Buurdhuubo
Ururka 48aad guutada 10-aad Qaybta 43-aad ee Ciidanka Xoogga dalka ee fadhigoodu yahay magaalada Buurdhuubo ayaa howlo samata-bixin ah u sameeyay shacabka ay saameeyeen fatahaaduhu. Ciidankaan ayaa shacabka u sameeyey...
Read more











