Wasiirka Kalluumeysiga XFS oo kulan la qaatay Ganacsatada dhoofisa Kalluunka “SAWIRRO”
Wasiirka Wasaaradda Kalluumeysiga iyo Dhaqaalaha Buluugga ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Axmed Xasan Aadan ayaa kulan mihiim ah la yeeshay qaar ka mid ah ganacsaada dhoofisa Kalluunka. Wasiirka ayaa ganacsatada...
Read more











