Jeneraal Gacma-duule “Qofkii soo dilo xubin Khawaarijta ka tirsan labo kun oo dollar ayuu leeyahay”
Jeneraal Cali Caraaye Cosoble ( Gacma-duule) oo ka tirsan Saraakiisha Ciidanka Xoogga Dalka oo uu weheliyo Khaliif Cumar Macallin Nuur ayaa dhiiragelin u sameeyay Ciidamada xoogga, gaar ahaan kuwooda ku...
Read more











