Ra’iisul Wasaare Xamsa oo uga jawaabay bulshada Kismaayo su’aalo la xiriira qorsheyaasha dowladda
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre oo ka qeyb galay dood furan oo uu soo qaban qaabiyey Machadka Dooxada Jubba, ayaa uga jawaabay bulshada ku dhaqan...
Read more











