Danjirayaasha Soomaaliya iyo Djibouti ee dalka Ethiopia oo ka wada hadlay xoojinta xiriirka labada dal
Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Ethiopia mudane Cabdullaahi Warfaa iyo dhiggiisa Jamhuuriyadda Jabuuti mudane Cabdi Maxamuud oo ku kulmay Addis Ababa ayaa ka wada hadlay arrimaha khuseeya labada dal,...
Read more











