Madaxda Isbitaalka Madiina oo agab kala duwan ku wareejisay Hay’adda SoDMA
Hay'adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka ayaa maanta Maamulka Isbitaalka Madiina kala wareegtay Daawoyin,Teendhooyin iyo maro kaneeco oo loogu talagalay in la gaarsiyo Shacabka fatahaadaha ay sameenta ka soo gaareen. Agaasimaha Isbitaalka...
Read more










