Xukuumadda JFS oo ugu baaqday dadka Soomaaliyeed in ay ka fogaadaan meelaha togagga ah ee webiyada u dhaw
Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa guddoomiyay shirka guddiga heer Qaran ee gurmadka dadka ay saameeyeen daadadka ka dhashay roobabka deyrta ee ka da’aya qeybo...
Read more











