Lataliyaha Demoqraadiyadda ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda Mareykanka oo gaaray Kismaayo
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa Xarunta Madaxtooyada ku qaabilay Lataliyaha Dimuqraadiyadda iyo Xuquuqul Iinsaanka Wasaaradda Arrimaha Dibadda Maraykanka Mudane Xamse Warfaa oo gaaray Jubbaland. Madaxweynaha Jubbaland...
Read more











