Roobab ka da’ay Beledweyne oo saameeyey xaafadaha magaalada
Ku dhawaad 300 Qoys ayaa ka barakacay guryahooda kadib markii uu saameeyey Roobab saacadihii la soo dhaafay ka da’ay magaalada Beledweyne ee Caasimadda gobolka Hiiraan. Roobabka ka da’ay magaalada ayaa...
Read more










