Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Qorsheynta XFS oo kulan la qaatay Agaasimeyaal Guud
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Maxamed Xasan Shire ayaa maanta kulan la qaatay Agaasimayaasha Guud ee Wasaaradaha Qorsheynta ee Dowlad Goboleedyada...
Read more











