Madaxweynaha JFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray magaalada Brussels ee dalka Belgium
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Dr. Xasan Sheekh Maxamuud ayaa gaaray magaalada Brussels ee dalka Belgium, halkaas oo uu kaga qaybgali doono shirka Midowga Yurub iyo wadamada soo koraya. Madaxwaynaha...
Read more











