Danjire Warfaa oo xafiiskiisa ku soo dhoweeyey Wafdi ka socday Dawladda Soomaaliya iyo Maamul-goboleedyada
Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Ethiopia Mudane Cabdullaahi Maxamed Warfaa ayaa xafiiskiisa safaaradda Addis Ababa kusoo dhoweeyey wafdi ballaaran oo ka socday Wasaaradaha kala duwan ee Arrimaha Gudaha iyo...
Read more









