Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka dalka oo la kulmay Safiirka Sweden ee Soomaaliya
Ra’iisul Wasaare Ku Xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha Dowladda Sweden u qaabilsan Soomaaliya, Joacim Waern, iyagoo ka wada hadlay xiriirka iyo iskaashiga...
Read more











