Wednesday, February 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiirka Caafimaadka XFS oo khudbad ka jeediyay shir doceed ka dhacay Imaaraadka

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
2 years ago
in Wararka
0
Wasiirka Caafimaadka XFS oo khudbad ka jeediyay shir doceed ka dhacay Imaaraadka
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo daryeelka bulshada xukuumadda Federaalka Soomaaliya Dr Cali Xaaji Aadan ayaa ka qeybgalay Shir duceed  ku saabsanaa in si wadajir ah loogu shaqeeyo xoojinta sugnaanta cuntadda iyo nabadda ee wadamadda ku bahoobay Urur Goboleedka IGAD.

Shir duceedkan waxaa soo agaasimay Urur Goboleedka IGAD waxaana kaasoo qeybgaley Wasiirada Caafimadka iyo Qorsheynta Wadamadda, Djibout, Ethiopia iyo Koofurta Sudan, kuwaas oo ka mid ah kulan weynaha isbadalka cimilada (COP28)  ee ka socdal magalaadda Dubai ee dalka Isutagga Imaaraadka Carabta.

Related posts

Senator Xasan Kobac oo deeq raashin ah gaarsiiyay qoysas danyar ah

Senator Xasan Kobac oo deeq raashin ah gaarsiiyay qoysas danyar ah

February 18, 2026
Wasiirka Tamarta XFS oo qaabilay Agaasimaha cusub ee Hay’adda WFP

Wasiirka Tamarta XFS oo qaabilay Agaasimaha cusub ee Hay’adda WFP

February 18, 2026

Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo daryeelka bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa madasha ka jeediyey khudbad taabaneysay dhinacyo badan, sida abuurista hab wada shaqeyn, iskaaashi dhanka Gobolka ah oo ku aadan arrimaha isbadalka cimilada iyo saameynta ay ku yeelato hanaanka Caafimaadla Gobolka.

Wasiirka Caafimaadka ayaa khudbaddiisa kusoo gunaanadey sida ay Soomaaliya hada u wajahaysa isbadalka cimiladda oo bilowga horeba ay ka soo baxday abaaro, hadane  ay bilaabatay Fataahadda ( El NiNo), Sidoo kale Wasiirka ayaa carab ka ku adkeeyey  guulaha ay Soomaaliya ka gaartay ka jawaabista abaartii dhawayd ee ku dhufatey Soomaaliya iyo sida ay u saameysay dowladaha dariska ah ee ku jira IGAD.

Previous Post

Sacuudi Carabiya oo bogaadisay guulaha ay Dowladda Soomaaliya ka gaartay la dagaalanka argagixisada

Next Post

Soomaaliya oo soo bandhigtay Axdiga Qaran ee Dhimista Wasaqda Hawada

Next Post
Soomaaliya oo soo bandhigtay Axdiga Qaran ee Dhimista Wasaqda Hawada

Soomaaliya oo soo bandhigtay Axdiga Qaran ee Dhimista Wasaqda Hawada

Senator Xasan Kobac oo deeq raashin ah gaarsiiyay qoysas danyar ah

Senator Xasan Kobac oo deeq raashin ah gaarsiiyay qoysas danyar ah

February 18, 2026
0

Senator Xasan Iidow Muxumed Kobac ayaa deeq raashiin afur ah u qeybiyay qoysas danyar ah oo ku nool Gobolka Banaadir,...

Wasiirka Tamarta XFS oo qaabilay Agaasimaha cusub ee Hay’adda WFP

Wasiirka Tamarta XFS oo qaabilay Agaasimaha cusub ee Hay’adda WFP

February 18, 2026
0

Wasiirka Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdillahi Bidhan Warsame, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Agaasimaha cusub ee Hay’adda...

Wasiirka Amniga XFS oo Safiirka Turkiga kala wareegay qalab ciidan

Wasiirka Amniga XFS oo Safiirka Turkiga kala wareegay qalab ciidan

February 18, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Amniga Gudaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Jeneraal Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag), ayaa maanta si rasmi ah uga kala wareegay...

Guddoomiyaha SoDMA oo soo xiray Shirka Warbaahinta iyo Xiriirka Dowladda oo lagu falanqeeyay xaaladda abaaraha

Guddoomiyaha SoDMA oo soo xiray Shirka Warbaahinta iyo Xiriirka Dowladda oo lagu falanqeeyay xaaladda abaaraha

February 18, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa soo xiray Shirka Warbaahinta iyo Xiriirka Dowladda oo...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In