Wasiirka Qorsheynta XFS oo qaabilay George Conway oo ka tirsan Qaramada Midoobay “SAWIRRO”
Wasiirka Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Maxamuud Cabdiraxmaan Sheekh Faarax (Beenebeene) ayaa maanta xarunta Wasaaradda ku qaabilay Ku-xigeenka Wakiilka Gaarka ah ee Xoghayaha Guud, ahna Isku-duwaha...
Read more











