Madaxweynaha Jubbaland oo lagu soo dhaweeyay garoonka Aadan Cadde “SAWIRRO”
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta soo gaaray Magaalada Muqdisho ee Caasimada Dalka. Madaxweynaha Jubbaland iyo wafdigiisa ayaa waxaa garoonka diyaaradaha Aadan...
Read more










