Shirkad Gaalkacyo ka hirgelisay qalab ku shaqeynaya Ileyska Cadceedda (Solar system)
Wasiirka Wasaarada Tamarta Iyo Kheyraadka Biyaha Galmudug ayaa kormeeray Mashruuc korantada dhaqaalaha ku baxa lagu yareynayo oo laga Hirgaliyay Gaalkacyo Maadaama shacabka Soomaaliyeed intooda badani ay yihiin dad aan awoodin...
Read more











