Duqa Degmada Gaalkacyo oo kormeeray Isbitaalka Deegaanka Dagaari “SAWIRRO”
Duqa Degmada Gaalkacyo Mudane Cabdiraxmaan Sheekh Xasan oo uu weheliyo Iskuduwaha Caafimaadka Degmada Gaalkacyo Cabdikariin Abshir Ciise ayaa kormeer ku tagay Isbitaalka guud ee Deegaanka Dagaari ee hoostaga Gaalkacyo, isagoo...
Read more











