Ra’iisul Wasaare Xamsa oo sheegay in Xukuumaddu ay ka shaqeyn doonto sidii hoos loogu dhigi lahaa qidmadda Xajka lagu aado “SAWIRRO”
Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa ka qeyb-galay munaasabad lagu soo gunaanadayey hawlaha xajka ee sannadkii tagay, taas oo lagu qiimeynayey qorsheyaasha hirgalay iyo caqabadihii soo...
Read more











