Duqa Muqdisho oo kulan la qaatay Danjiraha Qatar ee Soomaaliya
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa kulan casho sharaf ah la qaatay Danjiraha Dowladda Qatar u fadhiya Soomaaliya Dr. Abdolla Salem Alnuaimi. Duqa...
Read more











