Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

10 ruux oo Beladweyne ugu geeriyootay  fatahaadda Webiga Shabeelle

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
3 years ago
in Wararka
0
10 ruux oo Beladweyne ugu geeriyootay  fatahaadda Webiga Shabeelle
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wabiga Shabeelle ayaa ku fatahay magaalada Beledweyne oo ah xarunta gobolka Hiiraan ee dowlad gobaleedka Hirshabeelle. Wararka naga soo gaaraya magaalada ayaa waxa ay sheegayaa in fatahaad webiga ay sababtay dhimashada 10 ruux.

Cabdisalaan Faarax Maxame oo ah isu duwaha Wasaradda Gargarka maareynta iyo musiboyinka Hirshabeelle oo la hadlay warbaahinta Qaranka ayaa uga warramaya xaaladda guud ee magaalada gaar ahaan khasaaraha ka dhashay fatahaad.

Related posts

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026

“Magaalada Beledweyne waxa ay wajahaysaa xaaladd culus oo intii aan u soo joogay aysan la kulmin, runtii Biyahaan way ka culusyihiin biyihii hore ee aan la kulmi jirnay, magaalada si siman ayey u gaareen, waxa aan ku guuleysannay ka wasaarad ahaan in aan dadka u sii digno in ay ka barakacaan,” sida uu yiri  Cabdisalaan Faarax Maxame oo ah isu duwaha Wasaradda Gargarka maareynta iyo musiboyinka Hirshabeelle.

Guddoomiyaha hay’adda maareynta musiibooyinka Qaranka oo warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in khasaaraha dhimashada ka dhalatay Roobabkii ka da’ay guud ahaan gobollada dalka ay gaarayaan 50 Ruux, sidoo kale hay’adda oo soo saartay digeeniino cusub ayaa xustay in todobaadka dambe laga cabsi qabo in ay da’aan Roobab xooggan.

Previous Post

Wasiirka Caafimaadka XFS oo la kulmay ardayda Soomaaliyeed ee wax ka barata Uganda

Next Post

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Guddoomiyay shir ku saabsan Amniga iyo howlgalka xoreynta dalka

Next Post
Madaxweyne Xasan Sheekh oo Guddoomiyay shir ku saabsan Amniga iyo howlgalka xoreynta dalka

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Guddoomiyay shir ku saabsan Amniga iyo howlgalka xoreynta dalka

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay markabka Çağrı Bey, oo ku sugan...

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In