Olole Nadaafadeed oo caawa laga sameeyay waddada Ex-koontarool Afgooye “SAWIRRO”
Waaxda Nadaafada iyo Bilic soo celinta Maamulka Gobolka Banaadir oo kaashaneysa Waaxda Gaadiidka Dowladda Hoose ee Xamar ayaa caawa olole nadaafadeed ka sameeyay waddada dheer Ex-kontarol Afgooye. Olalahaan ayaa sidoo...
Read more











