Guddoomiyaha Gobalka Banaadir oo qaabilay Madaxa Hay’adda UNDP ee Soomaaliya
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa Aqalka Dowladda Hoose ee Xamar ku qaabilay Wakiilka Hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan Barnaamijyada Horumarinta (UNDP) ee...
Read more










