Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo qaabilay Xisaabiyaha Guud ee Dowladda
Gudoomiyaha Hay’adda Maaraynta Musiibooyinka Qaranka Maxamud Macalin Cabdulle ayaa maanta xafiiska ku soo dhaweeyay Xisaabiyaha Guud ee Dowladda Mudane Cabdiraxman Maxamed Anas. Guddoomiye Maxamud ayaa soo dhaweynta kadib ku soo...
Read more










