Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS oo kormeeray xafiisyada Guddiyada Golaha
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa maanta kormeer shaqo ku tagay xafiisyada guddiyada ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya. Guddoomiyaha ayaa...
Read more











