Wednesday, August 12, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Ku-simaha Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo ka qeybgalay daahfurka Mashruuca SERP

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
3 years ago
in Wararka
0
Ku-simaha Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo ka qeybgalay daahfurka Mashruuca SERP
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Ku-simaha Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Guddoomiye Ku-xigeenka Maamulka iyo Maaliyadda Mudane Ciise Maxamuud Guure ayaa ka qeyb galay kulan lagu daahfuray mashruuca Kobcinta Maamulka kheyraadka Soomaaliya (SERP) iyadoo Madasha ay ku sugnaayeen mas’uuliyiin ka tiran dowladda Federaalka Soomaaliya, dowladaha xubnaha ka ah iyo madax ka socotay Bangiga Aduunka (World Bank).

Mudane Ciise Guure ayaa ugu horeyn Magaalada Muqdisho iyo Madasha kusoo dhaweeyay Madaxda Maamul Goboleedyada iyo kuwa Hey’addaha Caalamiga, asigoona sheegay in Mashruucan (SERP) uu yahay mid taageerayo xoojinta shan tiir oo dowli ah, oo ay ugu waaweyn yihiin seddexda qeybood ee kala ah:

Related posts

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo la kulmay Wakiilka Gaarka ah ee Norway u qaabilsan Soomaaliya

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo la kulmay Wakiilka Gaarka ah ee Norway u qaabilsan Soomaaliya

August 12, 2026
Soomaaliya iyo Hay’adda UNDP oo kala saxiixday Is-afgarad Iskaashi

Soomaaliya iyo Hay’adda UNDP oo kala saxiixday Is-afgarad Iskaashi

August 12, 2026

• Maareynta Kharashka dowliga ah (PFM)

• Abaabulka dakhliga gudaha (DRM)

• Maareynta Hey’adaha Dowliga ah (PSM)

Ku-simaha Duqa Magaalada Muqdisho ayaa tibaaxay in Mashruucan ay maal-gelineyso World Bank uu taageero farsamo siinayo howl-wadeennada dowladda Soomaaliya labadeeda heer iyo Maamulka Gobolka Banaadir.

Sidoo kale waxa uu madasha la wadaagay in Maamulka Gobolka Banaadir uu haatan ku howlan yahay dhamaan siyaasadihii & hab – raacyada saldhiga u ah fulinta iyo ku dhaqanka nidaamka Maareynta Kharashka Dowliga ah (PFM), kaas oo ay ka farcamayaan daah-furnaanta Maaliyadda iyo Isla-xisaabtanka.

Previous Post

Madaxweynaha Hirshabeelle oo la kulmay Guddoomiyaha Golaha Deegaanka ee Jowhar

Next Post

Soomaaliya iyo IMF oo gaaray heshiis ku saabsan dib-u-habeynta Maaliyadda

Next Post
Soomaaliya iyo IMF oo gaaray heshiis ku saabsan dib-u-habeynta Maaliyadda

Soomaaliya iyo IMF oo gaaray heshiis ku saabsan dib-u-habeynta Maaliyadda

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo la kulmay Wakiilka Gaarka ah ee Norway u qaabilsan Soomaaliya

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo la kulmay Wakiilka Gaarka ah ee Norway u qaabilsan Soomaaliya

August 12, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Abdisalam Ali, ayaa maanta kulan laba geesood...

Soomaaliya iyo Hay’adda UNDP oo kala saxiixday Is-afgarad Iskaashi

Soomaaliya iyo Hay’adda UNDP oo kala saxiixday Is-afgarad Iskaashi

August 12, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah, Mudane Abdisalam Ali, ayaa maanta waraaqaha aqoonsiga ka guddoomay Mudane Christophoros Politis,...

Sheekh Cabdullaahi Zulfa oo si diiran loogu soo dhaweeyay Muqdisho

Sheekh Cabdullaahi Zulfa oo si diiran loogu soo dhaweeyay Muqdisho

August 11, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga XFS, Mudane Axmed Macallin Fiqi iyo Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Mudane Cabdulfataax Qaasim Maxamuud ayaa...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS oo kulan la qaatay dhiggiisa dalka Turkiga 

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS oo kulan la qaatay dhiggiisa dalka Turkiga 

August 11, 2026
0

Muqdisho, Soomaaliya- 11 Agoosto, 2026: Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) ayaa wadahadal...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In