Ciidanka Sirdoonka Qaranka oo howlgal ka dhan ah Khawaarijta ka fuliyay Shabeellooyinka
Ciidanka Sirdoonka iyo Nabad sugidda Qaranka ee NISA ayaa howlgal ka dhan ah Khawaarijta ka fuliyey xuduudaha ay wadaagaan gobollada Shabeelooyinka, gaar ahaan tuulooyinka Sabyo, Buula-madiina iyo Beerta Shire-jiis, waxaana...
Read more











