Wasaaradda Difaaca ee dalkeenna oo qoraal ka soo saartay dhimista ciidanka ATMIS
Wasaaradda Difaaca Soomaaliya ayaa war ka soo saartay dhimista ciidanka ATMIS ee ka howlgala dalkeenna, maadaama ciidamada qalabka sida ay awood buuxdo u leeyihiin la wareegidda amniga guud ee dalka....
Read more











