Madaxweyne ku-xigeenka Galmudug oo daahfuray koobka degmooyinka Galmudug “SAWIRRO”
Madaxweyne ku-xigeenka Dowlad Goboleedka Galmudug Mudane Cali Daahir Ciid oo ay wehliyaan Wasiirka dhallinyarada iyo ciyaaraha Galmudug ayaa magaalada Cadaado ka daahfuray koobka kubadda cagta degmooyinka Galmudug. Madaxweyne ku-xigeenka Galmudug...
Read more











