Mas’uuliyiin dhiirigelin ugu tegay ciidamado ku sugan Gobolka Hiiraan “SAWIRRO”
Wasiirka Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista hawada Hirshabelle, Muuse Salaad Wehliye iyo Guddoomiyaha gobolka Hiiraan mudane Cabdullaahi Axmed Maalin Sufuroow oo ay weheliyaan Mas'uuliyiin kale ayaa gaaray furimaha hore ee dagaalka...
Read more











