Ra’iisul Wasaare Xamsa oo ka qeybgalay munaasabad lagu soo bandhigayay Imtixaanka shahaadiga
Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, oo ka qeyb galay munaasabad lagu soo bandhigayey natiijada imtixaanka shahaadiga ah ee fasalka 12aad ee sannad dugsiyeedka 2022/23, ayaa...
Read more











