Saturday, October 3, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Madaxda Wasaaradaha Caafimaadka iyo Waxbarashada oo wax laga weydiiyay xabsiga dhaxe

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
3 years ago
in Wararka
0
Madaxda Wasaaradaha Caafimaadka iyo Waxbarashada oo wax laga weydiiyay xabsiga dhaxe
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Guddiga Gaarka ah ee Arimaha Xabsiga dhexe ee Xamar ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa xarunta Guddoonka iyo Guddiyadda ee Villa Hargeysa kulan kula yeeshay Madaxda Wasaaradaha Caafimaadka iyo waxbarashada.

Ugu horeyntii Guddiga ayaa Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha Iyo Tacliinta Sare kala hadlay Arrimaha Waxbarashada xabsiga dhaxe ee Xamar Wasiiru-dowlaha Wasaaradda. Waxay warbixin dheeraad ah  ka bixisay xaalada Waxbarasho ee Xabsiga dhexe, waxyaabaha kaga qorsheysan iyo  ku-talagalkooda.

Related posts

Xukunka Askari saaxiibkiis u dilay caro uu ka qaaday Turub ay wada ciyaarayeen

Xukunka Askari saaxiibkiis u dilay caro uu ka qaaday Turub ay wada ciyaarayeen

October 3, 2026
Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmay dhiggiisa dalka Masar

Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmay dhiggiisa dalka Masar

October 3, 2026

Wasiiru dowlaha ayaa sheegtay in ay ku tala jiraan inay macalimiin Wiilal iyo gabdho ah ay u diri doonaan xabsiga, Buugaag  Waxbarasho oo heerar kala duwan ahna ay ugeyn doonaan dhawaan.

Guddiga ayaa ku booriyay Wasaaradda inay kormeer ku soo sameeyaan Xabsiga baahida Waxbarasho ee halkaasi ka jirta warbixina ku soo celiyaan Guddiga seddex isbuuc ka dib.

Dhanka kale Wasaaradda Caafimàadka ayaa si qota dheer ugu warbixisay xaalada caafimaad ee Maxaabiista xabsiga dhaxe ee Xamar ku jira ayna la socdaan xaalaadaha caafimaad ee maxaabiista halkaasi ku xiran.

Ugu dambeyn Guddiga ayaa umahadceliyay. Wasaaradaha Waxbarashada iyo Caafimàadka ee Soomaaliya, aygoo sheegay in xaaladaha ku hor gudban labada Wasaaraddood ee ku aadan xabsiga dhaxe ee Xamar ay kala shaqeyn doonaan, Madaxda Wasaaradahuna ay booqdaan Xabsiga dhaxe ee Xamar.

Previous Post

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo kulan mira dhal ah la qaatay Madaxa Hay’adda Maalgashiga Qatar

Next Post

Duqa Muqdisho oo qaabilay Safiirka Talyaaniga ee Soomaaliya “SAWIRRO”

Next Post
Duqa Muqdisho oo qaabilay Safiirka Talyaaniga ee Soomaaliya “SAWIRRO”

Duqa Muqdisho oo qaabilay Safiirka Talyaaniga ee Soomaaliya "SAWIRRO"

Xukunka Askari saaxiibkiis u dilay caro uu ka qaaday Turub ay wada ciyaarayeen

Xukunka Askari saaxiibkiis u dilay caro uu ka qaaday Turub ay wada ciyaarayeen

October 3, 2026
0

Eedeysane Dable Booliska Nuur Ibraahim Sahal, ayaa lagu soo eedeyay dembiga ah dil kas ah oo uu u geeystay Marxuum...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmay dhiggiisa dalka Masar

Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmay dhiggiisa dalka Masar

October 3, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa kulan doceed la qaatay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Carabta ee Masar, Mudane...

Dowladda Soomaaliya oo cambaaraysay weerarka lagu qaaday xarunta korontada ee Masjidka Nabiga (NNKH) ee Magaalada Madiina

Dowladda Soomaaliya oo cambaaraysay weerarka lagu qaaday xarunta korontada ee Masjidka Nabiga (NNKH) ee Magaalada Madiina

October 3, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee JFS waxay si adag u cambaareyneysaa weerarka lagu qaaday xarun koronto...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan la qaatay dhiggiisa dalka Kenya

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan la qaatay dhiggiisa dalka Kenya

October 3, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) ayaa Magaalada Arusha ee Dalka Tanzania kulan...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In