Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo la kulmay saraakiisha ciidanka xoogga dalka ee ku sugan Xudur
Madaxweynaha Dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa qaabilay Saraakiisha Guutada 9-aad Qeybta 60-aad ee Ciidanka xoogga dalka oo uu kala hadlay u diyaar garowga bilaabashada...
Read more










