Madaxda Wasaaradda Gamacsiga oo kormeeray suuqa weyn ee Bakaaraha “SAWIRRO”
Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Jibriil Cabdirashid Xaaji oo uu wehelinayo Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda mudane Cismaan Maxamed Cabdi (Daallo), ayaa maanta booqasho ku tagay Suuqa weyn ee...
Read more











