Thursday, October 1, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Madaxii Khawaarijta u qaabilsanaa Sakawaatka deegaanno ka tirsan Galgaduud oo wadno istaag u dhintay

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
3 years ago
in Wararka
0
Sawirro: Galmudug oo ciidamo kala dhex-dhigtay maleeshiyaadkii ku dagaalamay Kaxandhaale
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Sida uu kusoo waramayo Weriyaha Warbaahinta Qaranka ee Gobolka Galgaduud Abdulahi Warsame Roble Madaxii Khawaarijta u Qaabilsanaa Zakawaatka deegaanno ka tirsan Gobalka Gal-gaduud oo Wadno Istaag u dhintay isigoo Orad uga baxso is leh ciidanka xoogga dalka.

Mahad Cagaduub oo ahaa madaxii Zakawaatka  Deegaannada Meexaan, Towfiiq, Cali Afrax, Bud bud iyo Ceel raydab ayaa maanta duhurkii lagu soo qabtay kadib howlgal ay Ciidamada Dowladda ka sameeyeen Deegaanka Towfiiq  oo 15 KM dhanka Waqooyi kaga Beegan Galcad, sida uu warkaan ku soo diray Weriyaha Warbaahinta Qaranka ee Gobolka Galgaduud Abdulahi Warsame Roble.

Related posts

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

October 1, 2026
Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

October 1, 2026

Koox ka tirsan Argagaxisada Naflacaariga ah ayaa weerar Arbushaad ah ku soo qaaday Ciiidankii soo qabtay xiligaas ayuuna isku dayay in uu baxsado laakiin  markii uu ugu yaraan 3km  ordayay ayuu wadnaha istaagay, wuxuuna ku dhintay bartii iyadoo wax rasaas ah lagu dhufan.

Weriyaha Warbaahinta Qaranka ee Gobolka Galgaduud Abdulahi Warsame Roble ayaa sheegay in Ciidamada Dowladda ayaa hadda Gacanta ku haaya labo ka tirsan Maleeshiyada khawaarijta oo isla howlgalkaasi ay kusoo Qabteen.

Previous Post

Guddiga Wasaaradda Qorsheynta u qaabilsan xaqiijinta hay’adaha oo la kulmay madaxda Hay’adda WFP “SAWIRRO”

Next Post

NISA oo markale gacanta ku dhigtay Konteenarkii 2-aad oo siday Saanad ciidan oo Khawaarijta loo waday

Next Post
NISA oo markale gacanta ku dhigtay Konteenarkii 2-aad oo siday Saanad ciidan oo Khawaarijta loo waday

NISA oo markale gacanta ku dhigtay Konteenarkii 2-aad oo siday Saanad ciidan oo Khawaarijta loo waday

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

October 1, 2026
0

Danjiraha Jamhuuriyadda Austria u qaabilsan Kenya una magacaaban dalka Soomaaliya, Marwa Dr. Simone Knapp, ayaa booqasho ku timid Xarunta Safaaradda...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

October 1, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa gaaray Magaalada Arusha...

Wasiirka Waxbarashada XFS oo kulan la qaatay Wasiir Ku-xigeenka Waxbarashada Turkiga

Wasiirka Waxbarashada XFS oo kulan la qaatay Wasiir Ku-xigeenka Waxbarashada Turkiga

October 1, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare, Mudane Faarax Sheekh Cabdulqaadir, ayaa Ankara kula kulmay Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Waxbarashada Türkiye,...

SoDMA oo  kulanka ansixinta Qaab-dhismeedka Soo-kabashada isugu yeertay Hay’adaha Dowladda JFS

SoDMA oo kulanka ansixinta Qaab-dhismeedka Soo-kabashada isugu yeertay Hay’adaha Dowladda JFS

October 1, 2026
0

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA) ayaa magaalada Muqdisho ku qabatay kulan ay isugu yeertay Wasaaradaha iyo Hay’adaha Dowladda Federaalka...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In