Madaxweynaha Galmudug oo si diiran loogu soo dhoweeyay Guriceel “SAWIRRO”
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa si weyn loogu soo dhaweeyay Degmada Guriceel ee Gobalka Galgaduud. Madaxweynaha Galmudug iyo wafdigiisa waxaa soo dhaweeyay...
Read more











