Madaxweynaha Jubbaland oo la kulmay Safiirka Midowga Yurub ee Soomaaliya
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta kulan la qaatay Safiirka Midowga Yurub ee Soomaaliya Marwo Tiina Intelmann. Kulanka ayaa looga hadlay tageerada ay Midowga Yurub ku...
Read more











